Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka ku wajahan magaalada Qardho halkaas oo lagu wado in uu uga sii gudbo degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan. Mas’uuliyiin kala duwan oo…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha maamulka Galmuudg, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay iyo inta ku dhaawacantay weerarkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisadu ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Ciidamada Soomaaliya dowladda oo sheegay inay soo afjareen weerarkii Hotelka Xayaat
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jabiyeen xubnihii katirsanaa Ururka Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday hotelka Xayaat ee ku yaalla caasimadda, kadib dagaal dhiig badan ku daatay. Ugu yaraan…









