Hoos ka Dhageyso Barnaamijka may koo cusub ee Idaacada Warsan waxaa soo jeedinaayo Abdullahi Nuur Aden (Jeceloow) Dhageyso: Barnaamijka may koo cusub was last modified: August 27th, 2022 by Warsan…
Warsan Radio
Shirka maanta Ka Furmaya Tunis Ee Uu Ka Qeyb Galayo RW Xamse iyo wax looga hadlayo
Baydhabo-{WMN}- Shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa (TICAD) ayaa Maanta ka furmayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya, waxaana ka qeyb galaya Madax ka socota dalalka qaaradda Afrika iyo hay’adaha…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa wadahadal kula jira madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Puntland ka tabanaysa dowladda dhexe waxyaabo kala duwan, iyadoo la xasuusto…
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia, Mudane Qays Saciid. Dowladda Tunisia ayaa martigelinaysa shirka oo…
Muxuu ku saabsanaa kulanka Guddiga joogtada ah ee golaha Shacabka Soomaalia.
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaalia Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo kuxigeenadiisa ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS . Kulanka ayaa…










