Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha deegaanka degmada Warsheekh ee Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle Xasan Maxamed Axmed Darafey ayaa mamnuucay dhulalka sida sharci darrada ah loo dhisanayo iyo kuwa loo qabsanayo ee…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Sawiro:-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kormeeray Wasaarado iyo xarumo kale oo Magaalada Garowe
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray qaar ka mid ah xarumaha…
Sawiro;-Madaxweynaha Hirshabelle oo booqday Isbitaalka guud ee Gobalka Hiiraan.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta booqday Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee cusbitaalka…
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Amar dul-dhigay Hay’adaha Samafalka ee ka Hoolgalaa
Baydhabo-{WMN}- Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo ay wehliyeen masuuliyiin ka’tirsan Maamulka Gobalka hiiraan iyo kan Degmada Beledweyne & Agaasimaha Wasaarada Gargaarka Hirshabelle ayaa kulan wadajir ah la qaatay…










