Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
RW Xamse Iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo kawada hadalay iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat. RW Xamse iyo Moussa ayaa ka wada hadlay…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Michael Langley, waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya…









