Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Guddoomiyaha iyo wafdiga uu hoggaaminayo…
Sawiro;-Olole Nadaafadeed Oo Maanta Laga Sameeyey Deegaan Numbar Konton Ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Baydhabo-{WMN}- Maamulka Deegaanka Nambar-konton Gobalka Sh.hoose Ayaa maanta daah furay olele Nadaafadeed oo Isxilqaan ah, kaaso ay ka qeyb qaateen Saraakiisha Amaanka Qeybaha kala duwan ee Shacabka Deegaanka Lanbar-konton Sidoo…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashaandhigga kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho. Wasiir…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










