Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo taliyaha AFRICOM oo ku kulmay magaaladda Muqdisho.
Baydhabo-{WMN}- Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud iyo Taliyaha howlgalka gaarka ah ee AFRICOM,Michael Langley ayaa wuxuu Muqdisho ku kulmay 29-kii August ee sanadkan 2022-dii.Kulankan waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah…
Madaxweyne Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa Shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Baydhabo-{WMN}- Shirka Khamiislaha Golaha wasiirada ee Koonfurgalbeed oo shir gudoominayey todobaadkaan Madaxweyne Cabdi Casis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa waxaa looga hadlay guud ahaan Amniga kg, sidii looga qeyb qaadan lahaa…
Baydhabo-{WMN}- Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha iyo safarradii shaqo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









