Baydhabo-{WMN}- Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa sheegtay in Dalka Sri Lanka lacag ugu deeqday si wax looga qabto dhibaatada dhaqaale xumo ee heysata Dalkaas taasi oo sababtay in shacabka waddankaas uu…
Warsan Radio
Axmed Macalin Fiqi Oo Odayaasha Dhaqanka U Diray Farriin Ku Aaddan Dagaalka Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee looga hortagayo AL-Shabaab. Wasiirka oo ka…
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Maxamuud Nuunow Maxamed ( Jiijow) Iyo Wariye Abdirxaman Maxamed Axmed Dhageyso;- Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA Martin Griffiths .…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne…








