Baydhabo-{WMN}- Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, isla-markaana magaciisa loo soo gaabiyo ATMIS ayaa shaaca ka qaaday inay jawaab deg-deg ah ka bixin doonaan weerarkii ay Al-Shabaab Ka fulisay…
Warsan Radio
Wasiirka Maaliyadda XFS & Wakiilka dalalka geeska Afrika ee Hay’adda IFC oo ka wada hadlay horumarinta maaliyadda Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Amena Arif oo ah Wakiilka dalalka geeska Afrika ee hay’adda International Finance Corporation…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasaaradaha Maaliyadda DFS & Dowlad Gobaleedyada Dalka oo Maanta Muqdisho shir uga furmay.
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliy ka furay shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Dowladda Dhexe. Shirka oo furay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…
RW Xamse oo Muqdisho ka daahfuray qorshaha Qaranka ee haweenka ku leeyihiin Amniga & Xasiloonida Dalka.
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo ay soo diyaarisay…









