Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Danijire Tiina Intelmann. Kulanka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Danjiraha Midowga Yurub…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya ayaa meel marisay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in William Ruto ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Kenya. Maxkamadda…
Machadka Jowhar oo ka qaybgalay Shirweynaha la dagaalanka dembiyada Maaliyadda oo lagu qabtay dalka Qatar.
Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha xiriirka caalamiga ee Machadka Deraasaadka iyo Arrimaha Bulshada Jowhar Ust.Hassan Ali Ahmed ayaa ka qaybgalay Shirweynaha la dagaallanka dembiyada Maaliyadda oo ay qabashadiisa iska kaashadeen Machadka Imtithaal iyo Ururka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddiga Gurmadka Abaaraha DKGS oo Kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Baydhabo soo gaarey.
Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mohamuud Macalin Cabdule oo Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo. Waxaana Shirka looga hadley sidii…
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay sharciyaynta degmooyinka cusub oo ka mid noqonayan Galmudug
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug . Labadan Degmo ayaa horey waxaa usoo…









