Warsaxaafadeed September 17, 2022 Baydhabo, Soomaaliya Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, haddana…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka Isagoo ka hadlayay wareysi uu siiyay shabakadda wararja…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xal loo heli doono muranka ka tagaan arrimaha shidaalka. Madaxweynaha oo khudbad ka horjeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool…
Baydhabo-{WMN}- Afartan iyo kow Sarkaal oo ka tirsan ciidanka ATMIS ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa tababar qaatayy muddo todobaad ah loogu soo xiray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiishan oo…









