Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle) Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September 20th, 2022 by Warsan Radio
Warsan Radio
Sawiro;-Madaxweynaha Jubaland oo Wadahadal la yeeshay James Swam iyo Xubno Katirsan QM
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada arxanka daran ee alshabaab. Madaxweynaha Jubaland…
Maamulka Hir-Shabeelle oo War kasoo saaray howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa lagu bogaadiyay guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgallada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Qeybaha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed al-Saciid Axmed al-Baz iyo xubno la socday. Ra’iisul…
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa…








