Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Soomaaliya Sheekh Muqtaar Roobboow (Abuu Mansuur) uu wehliyo kuxigeenkiiisa ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka haweenka iyo arrimaha qoyska xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hirshabeelle oo War ka soo Saartay Dagaalka Ka socdo Gobolka Hiiraan Iyo Guulaha Ciidamada Gaareen
Baydhabo-{WMN}-Dowladda Hirshabeelle waxa ay bogaadineysaa guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee lagu ciribtirayo kooxda argagixisada arxanka daran ee alshabaab. Qeybaha kala…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Barnaamijka Bandhiga Warsan was last modified: September 20th, 2022…
Sawiro;-Wasiirka Difaaca iyo taliye odawaa oo gaaray Deegaanka Yasooman ee G/Hiiraan.
Baydhowy-{WMN}- Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Jen-Odawaa Yuusuf Raage ayaa oo manta gaaray deegaanka Yasooman oo hoos tagta Degmada Buuloburte ee…








