Saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay deegaanka Yaaq Baraawe ee Gobolka Baay kusoo bandhigeen laba rag ah oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,kuwaaso isku soo dhiibey Ciidamada…
Ateera
DHAGEYSO: TABABAR KU AADAN DOORKA WARBAAHINTA AY KA CIYAARI KARTO IN HAWEENKA QEYB KA NOQDAAN SIYAASADA DALKA OO BAYDHABO KA FURMEY .
Inkabadan shan iyo afartan weriye ayaa maanta tobabar ugu fulmay magaalada baydhabo tababarkaan oo ay soo qabanqaabiyeen hayada CRD,wasarada Haweenka, wasaarada warfaafinta iyo Ururka suxufiyiinta koonfurgalbeed ayaa waxa uu ku…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeena Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal Hilaal Waxaana soo Jeedin doona Maxamed Nuur Maxamed C/lahi . DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was last modified: August 9th,…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeena Fiidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray C/lahi Nuur Waxaana soo Jeedin doona Maxamed Nuur Maxamed C/lahi . DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. was last modified: August 11th,…
Wefdigaan maanta soo gaarey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaa horkacayey wasiirka wasaarada boostada, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada DFS cabdi canshuur cali. Waxaana magaalada baydhabo siweyn uga soo dhoweeyey xubno…










