Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray oo soo jeedin doono Wariye Maxamuud Cali . Dhageyso: Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan . was last modified: August 14th, 2019…
Ateera
aydhabo Soomaliya-{WMN}Kusoo dhawaada Barnaamijka Kulanka Warsan oo Caawa kaga bogan doontaan Wareysiyo xasaasi ah waxaa Caawa soo saarey Soona Jeedin doono Wariye C/Rashiid Rashka Cabdi Dhageysi Wacan . DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA…
shirkan oo looga arinsanaayey tayeenta iyo taakuleynta adeega isgaarsiinta dalka oo maalmahan ka socodey magaalada baydhabo ayaa waxaa gabagabafiisa ka sooqeybgaley gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed waxaa sidookale goobjoog ahaa…
Akhriso+Codad+Sawir:-Idaacadda Warsan oo ku ogaatay aragti aruurinta dadweynaha in ay kordhaysa kalsoonida hogaaminta madaxweynaha KGS.
Barnaamishka bandhigga warsan oo baahiyey warbixin ka hadlaysa tobankii bilood ee la soo dhaafay qodobadii qorsha siyaasadeedkii madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ku balan qaaday mudanayaasha BKGS, hortooda iyo wixii uga qabsoomay…
SAWIRO:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Baydhabo soo gaaray.
Baydhabo(WMN) Gudoomiyaha BFS, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa soo gaaray Baydhabo. Waxaana Garoonka diyaaradha Shaati-gaduud ku soo dhaweeyey madaxweynaha , Gudoomiyaha iyo qaar ka tirsan xubnaha labada gole ee Baarlamaanka…
DHAGEYSO: GUDOOMIYAHA DEGMADA AFGOOYE OO KA WARBIXIYEY SHIRKII WADATASHIGA EE KU SOO DHAMAADEY BAYDHABO .
Cabdinaasir Caalim Ibraahim, waa Gudoomiyaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa uu Idaacada Warsan uga warbixiyey shir u soo idlaadey Gudoomiyaasha Degmooyinka KGS, oo Garwadeen ka aheyd Wasaarada Arimaha…










