Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa `12aad waxaa looga hadlaya Waa maxay iskaashato? Maxayse ka faa’iidi karaan haweenka ganacsatada ahi?barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
ARIMAHA BULSHADA
Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhageysaneysaan idaacada Warsan.
sabti kasta waxad dhageysataan Barnaamijka Waxbarashada hoos ka dhageyso Maxamuud Nuunow Maxamed ayaa soo jeedinaayo
Kusimaha Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, madax ka socotay Mashruuca GEEL iyo qubaro dhanka beeraha ah ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Buugaag ka hadlaya hagaha Tacabka iyo dhoofka Mooska Soomaaliya iyo Fursadaha maalgashi ee beeraha, waxaana buugaagtan diyaarintooda iska kaashaday Wasaarada Beeraha Soomaaliya iyo Mashruuca GEEL
Madaxa mashruuca GEEL Maxamed Cabdi Nuur ayaa ka hadlay dadaalada lasoo geliyay buugaga lasoo bandhigay ee ka hadlaya maalgashiga Beeraha Soomaaliya.
“Labadan buug ugu yaraan Mashruuca Geel iyo Wasaaradda Beeraha waxa ay ka wada shaqeynayeen muddo sanad ah, waana wax lagu farxo in teamka Wasaaradda ay hogaaminayeen diyaarinta buugaagta, waana buugaag wax badan ka tari doono hannaanka loo marayo maalgashiga” ayuu yiri Maxamed Cabdi Nuur.
Ku-simaha Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay inay ku howlanyihiin sidii Mooska Soomaaliya uu u heli lahaa maalgashi iyo suuqyo caalami ah, si loo dhiiri geliyo beeraleyda Soomaaliyeed.
“Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay munaasabadan qiimaha leh oo lagu daah furayo buugaagtan, labadan buug oo aad iyo aad muhiim ah, midna uu ka hadlayo maalgeshiga beeraha, midna uu ka hadlayo hagidda iyo tilmaamidda horumarinta mooska, aad iyo aad baan uga wada mahadcelineynaa dadkii ka soo shaqeeyay” ayuu yiri Wasiir Ciid.
Ugu dambeyn Ku-simaha Wasiirka Beeraha ayaa daahfuray Systamka M-Tacab oo ay xog ku wadaagi doonaan ganacsatada beeraha ee ku kala sugan gobolada dalka.
- Anywhere
- CONTRACT/CONSULTANCY
- Job category: Tender/Bid/RFQ/RFP
- Post date:11 Sep 2020
- Job expires in: 8 days
- Share job:
Job Description
Tender reference no: Baidoa/001/2020
Title: Supply of School learning materials
Contracting Authority: FCA Somalia
Deadline for submission of bids: 23rd September, at 2:00pm Somalia Time.
INVITATION TO BID
FCA Somalia is launching an Open Local Tender and invites interested suppliers to tender the following items:
Supply of School learning materials thorough vouchers
Bidding will be conducted through open tender procedure.
- All the goods are for an Education in Emergencies project supported by MFA, Finland
- All goods to be delivered to School thorough vouchers in Baidoa, Somalia
- Please note that the bid prices shall be quoted in USD only.
- Please see the tender file for the minimum requirements and evaluation criteria.
- All bids, in English language only, must be submitted electronically through procurement email: procurement.soco@kua.fi , by 23th Sept, 2020, 2:00pm, with the tender reference and tender name written on the subject line. Late bids will be rejected without exception. Applicants with questions regarding this tender should send their questions by email procurement.soco@kua.fi latest by latest 16th Sept 2020, 4:00pm Somalia time.
- Tender documents will be available from 10th Sept at 2:00pm until 20th Sept at 2:00pm. Interested Bidders may obtain a complete set of bidding documents in English without any cost by contacting FCA via procurement email ( procurement.soco@kua.fi).
- Subject line should be tender reference No.
Contact:
FCA Office,
Wadajir District, Palm Business Park
Mogadishu-Somalia
Procurement committee contact; procurement.soco@kua.fi
FCA reserves the right to accept or reject any bid, and to annul the bidding process and reject all bids at any time prior to contract award, without thereby incurring any liability to Bidders.
At the time the contract is awarded, FCA reserves the right to increase or decrease the quantity of Goods, Works or Services originally specified in the tender notice, provided this does not exceed the percentage(s) specified in the tender notice, and without any change in the unit prices. If no percentage is determined in the tender notice, the percentage to be taken into consideration by default is 10%”
Tenderer´s bid should remain valid for a delay of at least 90 days. Should a tenderer retract his bid before the delay is up, he shall run the risk of not being considered in a future tender.
FCA practices zero tolerance against concerning aid diversion and illegal actions and may screen [contractor/external party name] (í.e. applicants, contracts, suppliers, consultants, etc.) against international lists to ensure due diligence and compliance with Anti-money laundering and Combating the Financing of terrorism requirements). FCA’s Child Safeguarding Policy applies to all FCA staff.
Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhageysaneysaan idaacada Warsan.
Talaado kasta waxaa dhegeysansaa Barnaamijka Beeraha oo idin soo Jeedinayaa Yusuf Sheekh Aadan
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar ahaan Beeraha . Barnaamijka waxaa maalin walbo o Talaado ah sacada marka ay tahay 9:00Am -10:00Am aad ka dhageysataan Idaacada Warsan waxan daadihinaya Wariye Yusuf Sheekh Aadan.
Sacuudi Carabiya iyo Imaaraatka oo dalalkooda ka masaafuriyay shaqaalaha Itoobiyaanka ah
Kumanaan shaqaale Itoobiyaan ah oo bilaa sharci ah ayaa si lama filaan ah looga musaafuriyay dalka Isutaga Imaaraatka carabta iyo Sacuudi Carabiya iyaga oo dib loogu celiyay Addis Ababa usbuucii lasoo dhaafay.
Dowladaha labada dal ee Bariga Dhexe waxay sheegteen in Itoobiyaanku ay u nugul yihiin faafitaanka coronavirus ayna tarxiileen kadib markii ay ogaadeen in qeyb ka yihiin faafitaanka cudurka Covid19.
Toddobaadkan, wasiirka caafimaadka ee Itoobiya, Lia Tadesse waxay xaqiijisay masaafurintan, taasoo wiiqeysa dadaalka Ethiopia ee ku aaddan yareynta tirada kiisaska sii kordha ee COVID-19. Itoobiya, waxaa hadda ka jira 74 xaaladood. In kabadan oo ka mid ahna waa dad safar ku tegay Dubai.
Tadesse waxay tidhi “Shaqaalaha Itoobiyaanka ah ee ku sugan Saudi Arabia, UAE iyo Djibouti waxaa lagu qasbay inay dalkooda u cararaan, waana xaalad culays ku noqotay sidii loo xakamayn lahaa fayraska.”
In ka badan 2,870 muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa la masaafuriyey bishii hore iyada oo Itoobiyana ay rajaynayso in ay heli doonto 3,000 oo kale oo muwaadiniin ah 15ka maalmood ee soo socda oo keliya, sida ay sheegtay wasiirku.
Qaar badan oo ka mid ah dadka soo laabtay waa dumar iyo rag guryaha ka shaqeeya oo haysta shaqooyin hoose. Sanado badan kumanaan dhalinyaro ah oo Itoobiyaan ah oo rag iyo dumarba ah ayaa kumanaan kun oo meylal u jaray sidii ay shaqo uga heli lahaayeen kuwa saliida hodanka ku ah ee Sacuudi Carabiya halka kuwo kalena ay tageen UAE ama Qatar.
Dhageyso: Hooyo Xabiibo” Miiskaani Wax Badan Ayuu Nolasha Qoyskeyga Ka Bedeli Donaa”
Xabiibo ibraahim cali waa hooyo heysata 7 caruur ah oo aabahooda ku geeriyeeday sanad kahor qarax ka dhacay magalaada baydhabo, inta uusan geeriyoonin aabaha qoyskaani ayaa waxay ahayeen kuwo nolashooda iska caadia ah oo aabaha ayaa waxaa uu kazoo shaqeynaayay magaalada oo wuxuu ahaa xamaalato.
Hooyo xabiibo ayaa kaligeed kunoqotay mareynta guriga kadib waxaa ay bilowday in ay shaah ku iibiso meel aan kafogeyn gurigeeda si ay u hesho lacag ay ku biilato guriga iyo lacagtii waxbarashada caruurteeda.
Si wax loogu qabto xaalada ay ku nool yihiin hooyo xabiibo iyo todobada caruur ay dhashay ayaa ururka samfalka soomaaliyeed ee alfa tarast oo ah dad muxsaniin ah oo ay kazoo jedaan degaanadaan koonfur galbeed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa xabiibo waxaa ay ugu deqeen lacag dhan shan boqol oo dollar si ay ugu balaarido meeskeeda yar.
Xabiibo ayaa sheegtay tani in ay wax badan ay ka bedeli karto nalasha qoyskeeda madaama ay hada abuuran karto shaqo fiican oo ku filan in ay lacag ay caruurteeda wax ay ku baran karto ay kazoo saari karto.
Xabiibo ayaa hada waxaa u muuqdaa hididiilo fiican waxaa u bilaawanayaa nolal kale oo ka duwan midi ay sanad hore ay ku ku jirtay waxay awooda in ay iska bixiso lacagta waxbarashada caruurteeda madaama horey wal wal badan ay ka qabtay ganacsigeeda yar iyo lacagta ay ku bixiso iskuulka ay dhigtaan caruurteeda.
Tabiye. Siid Cali Muuse Maxamed Ateera.
Baydhabo(WMN)_Halkaani waxay ka mid tahay goobaha ay u damaasha tagaan dadka ku nool magalada baydhabo xili welba, waana goob weyn oo leh magic mugleh dadka kazoo jedaan degaanadaan KG gaar ahaan kuwa reer baydhabo mar key maqlaan magaca ah gerbada markiiba waxay maskaxdooda ay kusoo dhacdaa meel aan biyaheeda marna gurin’ beerihii qurax badnaa’ dhagaxaantii iyo goobtii cagaarta laheyd.
Biyaha kazoo dadanayaan jameylka markaad hoosta aad ka gasho waxaad dareemaysaa carafta iyo qobowga ka dhaxdhashta isku dhaca biyaha kazoo dhacayaan jameylka iyo kuwa hoos yalaan.
Maalmaha jimcaha waxaa iskugu imanayaan dad waaweyn iyo carruurta kale ee ka neefsanayaan iskuulada iyo dugsiyada qur’aanka’ si ay farxada iskula qeyb sadaan waxay u imanayaan koox koox ama xaafad xaafad’ kuma eka oo kaliya damashaadka gerbada ee waxay u rey ay ugalaan beeraha qudaarta leh ee kusoo agdhow gerbada.
Halka Hoose Kadaawo Sawirada.
Baydhabo{warsanradio}-Saameynta ay abaartu ku yeelatay guurka
“Waxad eegtaa waxa iska badalay qaabkii la isku guursan jiray ama hadii ay bateen qoysaska kala tagay baahi darteed”
/W.Wariye Bishaar Mayow