Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 16aad waxaa looga hadlayqiimaha barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin…
Category
ARIMAHA BULSHADA
SAWIRRO:Radio warsan oo abaal marino gudoonsiisey xaafadihi ku guleystay tartankii bishii ramadaan
written by Ateera
Munaasabadaan ayaa aheyd mid lagu gudoonsiinayey abaalmarin tartamayaashii ku guuleeystay tartan aqooneedkii bisha barakeeysan ee Ramadaankii ay qabatay Shabakadda Warbaahinta Warsan. Munaasabadda waxaa ka soo qeeyb galay mas’uuiyiin ka socotay…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 21 aad Dhaqanka Soomaalida Iyo Ganacisiga Haweenka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri…
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xoogsatada ah ayaa xilliyada dabaaldegyada maalmaha xorriyadda ka faa’iideysta fursadaha ganacsi ee soo baxa, iyagoo hal-abuur iyo dadaal ku sameeya dhaqaale. Qaar ka mid ah dhallinyaradan ayaa…







