Ururka iftin baidoa ayaa waxaa deeq lacag gaarsiyay isbitaal magalada baydhaba deeq taas ayaa waxaa loo qibibay dad bukaan ah oo jiifay isbitaalka oo ku jiraan dadka kii ku wax yeelooday qaraxyadii baydhabo waxa mesha ka hadlay macalin abdirahman sheekh ahmed oo aad u amaana ururka iftin sida aad argi doontaa vidoa ga hoose