Xiddiga kubadda cagta ee Argentina, Lionel Messi, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah, isagoo soo afjaray in ka badan 20 sano oo uu xulka…
CIYAARAHA
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laba xul oo U-15 ah ku matalaysa African Schools Football Championship.
Kigali, Rwanda – Kubadda cagta Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo taariikhi ah, iyadoo markii ugu horreysay laba xul oo Wiilal iyo Gabdho ah oo da’doodu ka yar tahay 15…
Messi oo caawiyay Inter Miami kulankiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu ka fariistay xulka Argentina.
Xidiga reer argentin iyo kooxda Inter miami xidiga Lionel Messi ayaa si wanaagsan ugu soo laabtay ciyaaraha kooxdiisa Inter Miami CF, kaddib markii uu dhawaan ku dhawaaqay inuu ka fariistay…
Horumarada Ciyaaraha iyo Is-dhexgalka Bulshada deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya – Warbixin.
Ciyaaraha, gaar ahaan kubadda cagta, ayaa sanadihii u dambeeyay si isa soo taraya uga noqday aalad muhiim u ah isku-xirka bulshada iyo dhalinyarada ku nool deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Tartamada…
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka Guud ee Ururka Midnimada Ciyaaraha Islaamka ee ka dhacay Sacuudiga.
Lataliye sare Mudane Duran Axmed ayaa sheegay inuu si farxad leh uga qayb-galay Shirka Guud ee Ururka Midnimada Ciyaaraha Islaamka (ISSA), kaas oo lagu qabtay magaalada Ta’if ee Boqortooyada Sacuudi…
Bulshra Stadium oo ah Garoon Muhiim u ah Carruurta iyo Dhalinyarada ku madadaalaan oo laga hergeliyay muqdisho.
Bulshra Stadium oo ku yaalla deegaan weynaha Xoosh ee degmada Dharkenley ayaa ah garoon ay carruurta iyo dhalinyarada deegaanka u adeegsadaan ciyaaraha, gaar ahaan kubbadda cagta. Garoonkan wuxuu bulshada deegaanka…
Xidiga Inter miami Lyo Messi oo ku guuleystay ilaa 49 koobab isagoo dhaliyay goolkiisii 100-aad ee Inter Miami.
Lionel Messi ayaa mar kale taariikh ka sameeyay kubadda cagta, kaddib markii uu hoggaamiyay Inter Miami oo 2–0 kaga adkaatay Cruz Azul, kuna guuleysatay koobka Campeones Cup 2026. Ciyaarta oo…
Cristanio Ronaldo oo ka baxay xerada xulka Portugal ka hor ciyaarta Denmark.
Cristiano Ronaldo ayaa xaqiijiyay inuu ka tegay xerada tababarka ee xulka qaranka Portugal, ka hor ciyaarta UEFA Nations League ee Khamiista ay la ciyaarayaan Denmark. Go’aankan wuxuu ku dhawaaqay bayaan…
