Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa durba bedelay aragtidii uu ka qabay booska kooxdiisii hore kala sarreynta Premier League kaga dhammaysan doonto xilli ciyaareedkan. Man United ayaa booska…
CIYAARAHA
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh Wariye Abdullahi Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan was last modified: October 31st, 2022 by Warsan…
Arsenal Oo 50 Milyan ku bixisaysa si ay u hesho Bedelka Emile-Smith Rowe –
Arsenal ayaa dooneysa inay la soo wareegto Morgan Gibbs-White iyadoo Nottigham Forest ay diyaar u tahay inay iska iibiso xiddigeeda sida ay qortay Daily Star. Forest ayaa todobaadkan laga jaray…
Waa kuwee Todobada Ciyaaryahan Ee Ay Chelsea Ka Takhaluseyso
Waxaa jira todobo ciyaaryahan oo kooxda koowaad ah oo ay Chelsea dooneyso inay ka takhalusto xagaagan, The Sun ayaa sidaasi qortay. Waxay doonayaan inay si joogta ah isaga iibiyaan goolhaye…
WARBIXIN: Lacagtii Uu Jurgen Klopp Karash-gareeyey Intii Uu Joogay Liverpool Iyo Koobabkii Uu Qaaday Oo La Barbar-dhigay Kooxaha Waaweyn Ee Premier League
Jurgen Klopp ayaa 19ka bishan May soo afjari doona muddo sagaal sannadood ah oo uu tababare u ahaa Liveprool, waxaana uu xilli-ciyaareedkiisu kusoo xidhmi doonaa iyadoo kooxdiisu kaliya ku guuleysatay…
DEG-DEG: Waqtiga Uu Kylian Mbappe Macasalaamaynayo PSG Oo La Shaaciyey
Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa la shaaciyey waqtiga uu macasalaamaynayo kooxdiisa Paris Saint-Germain oo uu ka tegayo marka uu dhamaado xilli-ciyaareedkan ay dhawrka kulan ka hadhsan yihiin, isaga…
Garsooriha Soomaaliyeed Cumar Cartan oo taariikh cusub u qoraya Afrika iyo Soomaaliya
Cumar Cartan: Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulkadir Cartan (Omar Artan) ayaa caawa, 12-ka Agoosto 2026, wajahaya mid ka mid ah kulamadii ugu waaweynaa ee xirfaddiisa garsoorenimo, kaddib markii loo magacaabay inuu…
War cusub oo ka soo baxay warbaahinta Turkiga ayaa sheegaya in halyeeygii kubadda cagta Brazil iyo Real Madrid, Roberto Carlos, uu qaatay Diinta Islaamka. Warkan waxaa si weyn u faafiyay…
Warbaahinta ayaa qoraysa in Garsoore Omar Abdulkadir Artan ayaa lagu casuumay UEFA Men’s Referee Summer Course 2026, oo lagu qabanayo Geneva, Switzerland, 31 August ilaa 2 September 2026. Muxuu yahay…
Duran Axmed oo Soomaaliya Ku Metelaya Kulanka ANOCA Zone 5 ee Nairobi ka qabsoomaya.
Duran Axmed Farah, oo ah hoggaamiye muddo dheer ku soo jiray maamulka ciyaaraha Soomaaliya, isla markaana hore u soo noqday Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista…
