Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Maxamed Abdi Maxmud (Khadar)
CIYAARAHA
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
Dhageyo;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
“Ma Qofbaan Jeclayn Inuu Barcelona U Ciyaaro?” – Xiddig Premier League Ah Oo Xiisihiisa Barca Caddaystay
Baydhabo-{WMN}- Barcelona oo suuqii xagaaga lacag 131 Milyan oo pound ah safkeeda kusoo xoojisay ayaa la filayaa inay markale suuqyada soo socda sida midka January dhaq-dhaqaaq kale samayso. Mid kamida xiddigaha…
Real Madrid Oo Lacag 1 MILYAN Ah Lagaga Qaaday Guushii Benzema Ee Ballon d’Or & Cida Heshay
Baydhabo-{WMN}-Real Madrid ayaa ku qasban inay bixiso 1 Milyan oo euro ayaa kaddib markii weeraryahanka kooxdeeda ee Karim Benzema dhawaan ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or. 34 sano jirkaas ayaa sanadkii…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
“Laba Maalmood Ma Seexan!!” – Xiddig Xalay Kulan Premier League Ah Ciyaaray Hurdo La’aan & Sababta
Baydhabo-{WMN}-Kulankii xalay kooxaha Tottenham iyo Newcastle United ku dhex maray magaalada London ayaa soo jeed maalmo ah ugu beegnaa mid kamida xiddigaha ka qayb qaadanayay oo ah khadka dhexe ee…
Liverpool, Real Madrid, PSG Mise Barcelona? Waatan Kooxda Ku Gacan Sarreysa Saxeexa Hibada Dortmund Ee Youssoufa Moukoko
Afarta kooxood ee kala ah Real Madrid, Barcelona, Liverpool iyo Paris Saint-Germain ayaa la aaminsan yahay inay haatan ku loolamayaan saxeexa dheemanka Borussia Dortmund ee Youssoufa Moukoko. 17 sano jirkaas…
WAALLI: Lacagta Uu Kylian Mbappe Ku Qaadanayo Guud Ahaan Heshiiskiisa PSG Oo Aan Abid Hore Ciyaaraha Loogu Arag
Baydhabo-{WMN}-Da’yarka Kylian Mbappe ayaa faahfaahin laga bixiyay dhaqaale ahaan heshiiskii cusbaa ee uu dhawr bilood kahor qalinka ugu duugay kooxdiisa Paris Saint-Germain. Sida ay wararku sheegayaan, heshiiska kaliya saddexda sano…
