Somali National Football team captain Mohamed Ali has completed his signing for the English club Southport FC. Mohamed joins Southport after two seasons in the Vanarama National League North with…
CIYAARAHA
Maxamuud Cali Maxamed wuxuu ka mid yahay ciyaaryahannada xulka qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya ee lagu naaneyso Xiddigaha Badweynta. Maxamuud inta uusan dhawaan ku biirin kooxda Southport FC oo ka…
The 30-year wait is over. Liverpool is champion of England again. Liverpool clinched its first league title since 1990 on Thursday, ending an agonizing title drought without the players even…
Soddon sano ka dib kooxda liverpool waa horyaalka koobka ingriiska
Waxaa xalay soo afjarmay soddon sano oo Liverpool ay sugaysay horyaalka England ka dib markii ay 23 dhibcood ka sara martay Manchester City oo guuldaro 2-1 ay kala kulantay Chelsea.…
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka Stadium Muqdisho oo dib loo dhisay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay. Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen Ra’iisul Wasaare…
After a two-year reign for the sworn enemy in Barcelona, Real returned the Spanish crown by beating Villarreal 2-1 on Thursday for the 37th day thanks to a double from…
Kooxda Arsenal oo markeedii 14-aad ku guuleysatay koobka ugu faca wayn dunida
Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa xalay markeedii 14’aad ku guuleesatay koobka ugu faca wayn dunida ee FA Cup’ka. Ciyaartii kama dambaysta ahayd ayay kooxda Arsenal kaga hor timid dhigeeda…
Kooxda Bayern Munich oo ku guuleysatay koobka loogu jecel yahay yurub ee Champions League.
Kooxda ka dhisan horyaalka dalka Jarmalka ee Bayern Munich ayaa xalay makeedii lixaad ku guuleesatay koobka loogu jecel yahay qaaradda yurub ee champions League. Guusha Bayern ayaana timid kadib markii…
Kooxda Liverpool ayaa xalay garoonka ay ku ciyaarto ee Anfeild ku marti galisay dhigeeda Arsenal kulan katirsanaa horyaalka wadanka Ingiriiska. Kulankan oo ahaa mid aad u xiisa badan ayaa kooxda…
Naadiga Arsenal oo Guul Ka Gaartay Man United kulan katirsanaa Horyaalka Ingiriiska
Manchester United waxay ku jirtaa xilli ciyaareedkan jawi qasan, maalmo ka hor waxay Old Trafford ku xaaqeen kooxda hogaamineysa horyaalka Bundesliga, haatana waxaa gurigooda ku soo gaartay guuldaradii seddexaad ee…
