Kulan Wanagsan Asxaabta Ciyaaraha Jecel Wxaa her Qabagabo ah marayaan Suuqa kala Iibsiga Ciyaartooyda Kubada Cagta Manta iyo Suuqa Kala Iibsiga Manchester United ayaa doorbideysa inay marka hore soo shaqo galiso…
CIYAARAHA
Xulalka Soomaaliya & Eritrea Oo Kulan Saaxiibtinimo Ku Ciyaari Doona Caasimahada Dalka Somalia
Xulka qaranka Eritrea ee da’dooda ka hooseyso 20 sanno ayaa u duuli doona magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya 14ka bisha Febraayo halkaasoo ay kulan saaxiibtinimo kula ciyaarayaan dhigooda Soomaliya. Kulankaan…
Sawiro: Tartanka Kubadda Cagta Baydhabo Koob Oo Kafurmey Wasiirka Dhalinyarada KG
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Ayaa Garoonka Kubadda Cagta Baydhowa Kafurey Tartanka Kubadda Cagta Baidoa Cup Waxaana sidoo Kale Goobjoog ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada,Guddiga Kubadda Cagta Baydhowa…
Sawiro: Koobka Dhiirigelinta Nabadda Oo Degmada Xudur Ka Furmay.
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha koonfur galbeed ayaa maanta qalab cayaareed ku wareejisay 12 Koox ee kubadda cagta ah ee ka dhisan Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Kooxahan ayaa 6…
Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus
Halyeygii kooxda kubadda cagta Leeds United ee Norman Hunter ayaa u geeiryooday xanuunka Corovnirus oo uu maalmo ugu jiray cusbitaal. Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday…
Madaxii xiriirka dibedda ee xiriirka kubadda Koleyga Soomaaliyeed oo geeriyooday
Cayaaryahankii hore ee Kubadda Koleyga Soomaaliya, Baana Abdulle Ali ayaa isniintii xalay ku dhintay London, isagoo u geeriyooday COVID-19. Waa cayaaryahankii labaad ee Soomaaliyeed ee ugu dhinta cudurkaan isbitaal ku…
ciyaaryahan Ozil oo muslimiin kasoo kala jeeda Turkiga, Syria iyo Soomaaliya ka bixiyay afurka bisha Ramadaan
Xiddiga kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa 713,000 Turkish liras oo u dhiganta $101,000 ugu deeqay Bisha Cas ee Turkiga si loogu qabto ololaha gargaarka ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Lacagta…
Faah faahin: Goolhayihii hore ee xulka Qaran oo caawa lagu dilay degmada Afgooye iyo wararkii u dambeeyay
Goolhayihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) ayaa caawa lagu dilay degmada Afgooye, isagoo ku jiray masaajid. Wararka ayaa sheegaya in kooxo bastoolado ku hubeysan ay toogteen…
Kooxda Liverpool oo Sawir fariin xumbaarsan uga dhiidhisay dilkii George Floyd
Dunida ayaa xiligan si weyn looga dareemayaa fal celinta ka dhalatay dilkii dalka Mareykanka sargaal katirsan booliiska dalkaasi u geestay George Floyd oo ahaa nin madow aan hubeesneen xiliga la…
30ka Kooxood Ee Ugu Koobabka Badan Adduunka Oo La Shaaciyey, Naadiyada Waaweyn Ee Yurub Oo Lagu Garaacay Iyo Kooxda Afrikaanka Ah Ee 1aad Noqotay
Shanta kaalmood ee ugu horreeya soddonka kooxood ee ugu koobabka badan adduunka ayaa laga waayey naadiyada waaweyn ee Yurub, waxaanay iskugu urureen meelo dhexe iyadoo ay kooxo lama filaan ahi…
