Khabiirkii kubadda cagta ee reer Argentine, Diego Maradona ayaa geeriyooday, isagoo jira 60 sano, ka dib markii uu wadnaha istaagay. Tababaraha Gimnasia ayaa horaantii bishan la dhigay isbitaalka, maalmo yar…
CIYAARAHA
Talyaaniga oo u soo baxay kama-dambeysta koobka Euro 2020
Xulka Qaranka Kubadda Cagta Talyaaniga ayaa gaaray kama-dambeysta koobka xulalka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020, kaddib markii uu rigooreyaal 4-2 uga badiyay dalka Spain ciyaartii Semi-finals-ka ee ka dhacay…
Xulka Talyaaniga ayaa Ingiriiska garoonkooda Wembley kaga qaaday Koobka EURO 2020. Cayaar aad u xiiso badan ayaa labada Xul ee Talyaaniga iyo Ingiriiska caawa ku dhexmartay garoonka Wembley, kaasi oo…
Ciyaaraha Olombikada oo si rasmi ah uga furmay magaalada Tokyo
Xaflada furitaanka Ciyaaraha Olombikada Xagaaga ayaa ka bilaabatay Tokyo ee afartii sanaba mar la qabto iyadoo sanadkii hore uu u baaqday tartankan cudurka faafa ee coronavirus. Boqorka Japan Naruhito iyo…
Antonio Rudiger Oo Magacaabay LABADA Xul Ee Jarmalka Ku Garaacaya Koobka Adduunka
Baydhowy-{WMN}- Difaaca xulka qaranka Germany iyo Real Madrid ee Antonio Rudiger ayaa sheegay in ay jiraan laba waddan oo xulka qaranka Jarmalka kaga horreeya ku guuleysiga Koobka Adduunka ee laba bilood…
NAXDIN: Daafac Kale Oo Barcelona Ka Dhaawacmaay & Fursadiisa Kulanka El-Clasico
Baydhabo-{WMN}- Dhaawacyada kooxda Barcelona gaar ahaan dhinaca daafaca ayaa ah kuwo halkooda kasii socda iyadoo haatana uu liiska xiddigaha qolka daawaynta loo diray ku biiray daafaca dhexe ee Andreas Christensen. Barcelona…
WAR CUSUB: Dhaawaca Goolhaye Courtois Oo Waji Kale Yeeshay & Haddii Uu Seegayo El-Clasico
Baydhabo-{WMN}- Waxa war cusub laga helayaa xaalada dhaawaca goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois oo seegay kulankii ugu dambeeyay ee ay barbardhaca Axadii Bernabeu kula galeen Osasuna oo soo martiday.…
Lasoo Saxeexda!! – Zidane Oo Real Madrid Kula Taliyay Saxeexa Khad Dhexe Oo Premier League Ka Dheela
Baydhabo-{WMN}- Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kooxdiisii hore kula taliyay saxeexa khad dhexe oo ka ciyaara horyaalka Premier League horena loola xidhiidhiyay. Sida uu sheegayo wargeyska…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Maxamed Abdi Maxmud (Khadar) Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan was last modified: October 5th, 2022 by Warsan…
Dhageyso;- barnaamijka Ciyaaraha ee idaacada warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaalm Hilaal Sheekh Shuceeb
