Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
CIYAARAHA
Magacyada SADDEXDA Weeraryahan Ee Uu Tababaraha Chelsea Ka Doorbidayo Saxeexa Cristiano Ronaldo!!
Baydhabo-{WMN}-Tababaraha kooxda Chelsea ee Graham Potter ayay wararku sheegayaan inuu haysto magacyo saddex weeraryahan ah oo uu ka horreysiinayo saxeexa weeraryahanka Manchester United ee Cristiano Ronaldo. Wargeyska Football London ayaa…
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
HORDHAC: Real Madrid v Girona – Los Blancos Oo Hoggaanka Soo Ceshan Kara, Fursada Benzema & Xogaha Kulankan
Baydhowy-{WMN}-Real Madrid ayaa caawa soo dhawaynaysa dhigeeda Girona kulan ay doonayso inay kaga soo kabato guuldarradii ciyaarteedii ugu dambaysay kasoo gaadhay RB Leipzig ee Champions League. Madrid ayaa doonaysa inay…
“Bye Klopp, Waad Ku Mahadsantahay….” – Jamaahiirta Liverpool Oo Ugu Dambayn Ku Jeedsaday Klopp Kaddib Fashilkii Leeds
Baydhowy-{WMN}-Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa u muuqda kuwo uu ugu dambayn ka dhammaaday samirkii ay u hayeen tababaraha kooxdooda ee Jurgen Klopp. Liverpool ayaa xaalad aad u xun ku jirta iyadoo…
Waan Soo Socdaa!! – Xiddig Chelsea Ah Oo Ballanqaad U Sameeyay Barcelona
Baydhowy-{WMN}-Barcelona oo suuqii ugu dambeeyay xoojin weyn kooxdeeda ku samaysay ayaa wali baahi u qabta saxeexyo kale iyadoo lagu wado inay markale suuqa January iyo xagaaga dambeba dhaq dhaqaaq kale…
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
Yaa Habaaray? Soo Kabashadii Pogba Oo Dib U Dhac Ku Yimid & Fursadiisa Koobka Aduunka
Baydhabo-{WMN}- Khadka dhexe ee kooxda Juventus ee Paul Pogba ayaa werwer cusub oo dhaawac wajahaya xilli uu soo dhaw yahay tartanka koobka aduunka oo bisha dambe ka qabsoomaya Qatar. Warar cusub…
Real Madrid Oo Durba Weeraraysa Kooxda Arteta Dhisayo & Xiddiga Uu Ancelotti Arsenal Ka Doonayo
Baydhabo-{WMN}- Sida ay sheegayaan warar cusubi, Real Madrid ayaa weerar ku qaadi doonta dhigeeda Arsenal iyadoo ka doonaysa mid kamida xiddigaha ugu muhiimsan mashruuca Mikel Arteta. Ciyaaryahanka Gunners ee Carlo Ancelotti…
WARBIXIN: Shan Tababare Oo Waaweyn Oo Qarka U Saaran In Kooxahooda Laga Caydhiyo
Baydhabo-{WMN}- Koobka aduunka ayaa bilaabmaya kaddib kaliya saddex toddobaad waxaana tartankaas la aadi doonaa xilli kooxo badan oo Yurub ahi ay xaalad xun ku jiraan. Bishaas ayaa dhinaca kale marka laga…
