Xanta Suuqa: Riyad Mahrez Oo Raacaya Wadada N’Golo Kante Isagoo Ka Tagaya Leicester Taasoo Dhegtay U Taagtay Arsenal & Barcelona.
Chelsea ayaa qarka u saaran inay heshiis 30 milyan ginni ah kula soo wareegto xiddiga kooxda Leicester City N’Golo Kante, waxaana sidoo kale isku diyaarinaya inuu Leicester City ka tago…
