Deris wanaaga iyo wada noolashaha bulshada kaalinta ay ku leedahay NabaddaSheekh Cabdi Salaan Shire Axmed ayaa soo jeedinaya Dhageyso:-Qudbada jumcaha qaybtii 5aad was last modified: April 19th, 2021 by Warsan…
Category
WARARKA MAANTA
Mowduuca Todobaadka waa doorka ganacsatada ay ka qaateen dib-u-soo kabashada Nabadda iyo horumarkaSheekh Cali Maxamuud Wajiiz ayaa soo jeedinaya Dhageyso:-Qudbada jumcaha qaybtii 6aad was last modified: April 19th, 2021 by…
Wefdig uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Koofur Galbeed ayna kamid yihiin; wasiirada Maaliyadda, Amniga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool. U jeedka…
Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay horumarinta iskaashiga labada dal “SAWIRRO”
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix Tshisekedi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa…








