Wasaaradda Arrimaha Dibbada oo xaqiijisay in Madaxweyne Farmaajo uu ka dalbaday dhexdhexaadin Madaxweynaha Congo. Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Dowlada Federalka ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Waqtigiisu uu…
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa dhiirigelin ugu tagay, Saraakiisha iyo…
Doodan ku saabsan arimaha Cadaalada ee lagu qabtay IStuudiyaha Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa ka qeyb galey Aqoonyahano,Haween iyo Odoyaasha,waxaana aad looga doodey sidii bulshada Cadaalad u heli lahaayeen…
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka. Warbixinta maalinlaha ah…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Odawaa Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday saraakiisha ciidanka millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya. Taliyaha iyo saraakiisha Waxay ka wada…
Wasaarradda Arrimaha Dibadda” Waxba iskama badallin go’aankii Baarlamaanka ee jiheynta doorashooyinka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in albaabka wadahadalku furan yahay, laakiin dhinaca kale waxba iska badalin go’aankii uu dhawaan Baarlamaanku qaatay ee jiheynta doorashada muddo labo sano ah gudahood.Wasiirka Wasaarradda Arrimaha…










