Degmada Waajid waxaa ka bilowdey wajigii koowaad kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin Odayasha dhaqanka beelaha dega Degmada iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo shalay gaarey…
Category
WARARKA MAANTA
Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka oo ay hoggaamineysay Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Khadiijo Diiriye.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed, oo todobaadkan ay ka qeybgaleen taliyaha qeybta sedaxaad ciidanka Amisom,…
Barnaamijka Tartan Aqooneed Xaafadaha ee Radio Warsan oo ay maal-gelineyso saxaab company, Waxaana su’aalaha soo diyaarisay Jaamacadda Baydhabo, waxaana caawa ku tartamayeyTowfiiq (B) iyo Daarusalaam (A) waxaa Xaafadaha oo la waydiiyey min…








