Wadamada saaxibada la ah Soomaaliya iyo qaar ka mid ah ururada caalamiga ah ayaa ka hadlay dagaaladii ka dhacay Axadii aynu ka soo gudubnay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho…
Category
WARARKA MAANTA
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday caasimada dalka ee Muqdisho isagoo sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay…
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal lagu soo daabacay bogga Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu taliyay in dib…









