Maamulada Puntland iyo Jubbaland waxay soo dhaweynayeen Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa kaloo…
WARARKA MAANTA
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo horjeesteen muddo korodhsiga, ayna ku taageerene heshiiskii 17-kii September. Fariin lagu qoray barta twitter-ka ee…
Midowga musharaxiinta oo taageray Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweyneyaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo. Musharaxiinta ayaa Go’aan geesinimo…
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo dhammaan daneeyayaasha doorashada dalka ku war-gelisay in ay u diyaar garoobaan doorasho jawi nabdoon ku dhacda. WAR-MURTIYEED: Muqdisho 27- Apriil-2021, Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo dhacdooyinka u dambeeyay ee ka dhacay MuqdishoMadaxweynaha…
Guddoonka Golaha Shacabka oo isugu yeeray Xildhibaannada ka qeyb galka fadhi aan caadi ahayn
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ka soo qeyb galaan Fadhi aan caadi ahayn oo Madaxwaynaha Dalka…









