Mareykanka oo ku baaqay in fadhi deg deg laga yeesho xaalada GobalkaTigreey. Safiirka Joogtada ah ee Mareykanka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in lagaaray xiligii xukuumada Ethiopia lagula xisaabtami lahaa…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ka dhageyso Dooda oo Daadihineyso Shukri Ismaaciil Axmed,waxana ka qeyb galey:- 1.Cabdi Jibriil aadan Maxamuud oo ah afhayeenka Degmada 2.Maxamuud C/llahi Cali (Guduumiyaha Degmada ee Dhalanyarada 3.Isaaq Xasan Maxamuud…
Dhageyso Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta waxa kaga hadleynaa waa Sideen u quudinaa qoysaskeena? Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada iyo badqabka Raashiinka was last modified: June…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen hoggaaminta Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka, taasi oo lagu qabtay xarunta Degmada…







