Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheeysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu Aasay. Howlgalka oo ay sameeyeen ciidanka sida gaarka ah…
Category
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaaliya u fadhiyada dalka Turkiga Jaamac Ceydiid Maxamed ayaa gaaray magaalada Baku ee Caasimaadda wadanka Azerbaijan. Wafdiga Danjire Jaamac Ceydiid ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiirka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo uu horkacaayo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey James…










