Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay ka hortega Askareynta Carruurta. Waxaa uu sheegay Wasiir Xasan Xuseen in sharciyada Caalamiga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay safiirka Mareykanka. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay Danjire Yamamoto, ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sii xoojintiisa,…