WRB:Iyadoo maanta la filayo Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan in ay ka dhacdo Munaasabadda Caleemo Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa waxaa shalay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku…
WARARKA MAANTA
WRB:Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa la xaqiijiyey in ay maanta soo gaari doonaan magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan ciyaarta Finalka Tartanka maamul goboleedyada dalka oo dhexmari doonta Xulalka Puntland iyo…
WRB:Shirka Hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa maanta uu ka furmay caasimada dalka Mauratania ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda Wadamada Jamacadda carabta. Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka…
WRB:Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaano iyo…
WRB:Isku soo bax ballaaran, ayaa waxaa uu Axadii ka dhacay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga, kaasoo lagu taageeraayay dimoqraadiyadda, halka lagu cambaareeyay isku deygii afgambi ee dhicisoobay. Bannaanbaxaan, ayaa waxaa…










