WRB:Saraakiil uhadashay dowladda Kenya ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rigths Watch, taas oo ku aadaneyd in Boliiska dalka Kenya ay 34 Qof oo shacab ah ay…
Category
WARARKA MAANTA
WRB:Wararka ka imaanaya Koofurta Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Galmudug uu isku dhiibay Sargaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo lagu Magacaabo Maxamed Daahir “Timo-jilic”. Sargaalkaan lagu…
Daawo Muqaalka M/weynaha dowlada koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan oo ay wehelinayeen wasiirka maaliyada,,
written by Warsan Radio
M/weynaha dowlada koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan oo ay wehelinayeen wasiirka maaliyada,hubka dhigista,arimaha gudaha,amniga,gudoomiyaha degmada baydhabo ayaa kormeeray islamarkaana xariga ka jarey bandhige dhaxe ee koonfur galbeed iyo dhismaha…









