Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil ka qalin Jabisay Akadeemiyadda Ciidanka ee Jaamacadda Difaaca Qaranka ee Dalka…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka dowalad Goboleedka KGS oo Baydhabo Ka Furtey Shir Socon doono Mudo Labo Maalmood ah
Shirkan ayaa Loo Qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaad ka KGS Madaxda Hay’ada ACF oo Wasaaradda Kala Shaqeysa Horumarinta Adeegyada Caafimaadka…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Sheikh Shueb
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola
Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo…









