Hilaal Sheekh Shuceyb ayaa loo doortay Gudoomiyaha Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA kadib doorasho ka dhacdey Magaalada Muqdisho .
Hilaal Sheekh Shuceyb ayaa ah Agaasimaha Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo oo ka mid ah idaacadaha Soomaaliya ay ku mideysan yihiin Daladda SOMA.