Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur
written by HAJI
Wasiirka cadaalada dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya iyo wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee koofur galbeed ayaa maanta kormeereen xaruumaha maxkamada, xabsiga dhexe iyo ceelsha biyaha Magaalada xuddur oo xoolaha…









