Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, isagoona xilkaasi si ku-meel-gaar ah ugu magacaabay Sarreeye…
Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid shaqo joojinta uu Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…
Jubbaland ayaa soo dhoweysay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha uu shaqada kaga joojiyay Agaasimihii NISA Fahad Yaasiin iyo magacaabida Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee Hey’adda Sareeye Guud Bashior Goobe. War saxaafadeed ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ee Hay’adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaranka (NISA), S/guud General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe), Hoggaanka Maxkamadda Ciidamada Qalabka…