Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay la kulmay Taliye-yaasha Ciidamada Qalabka Sida ee dalka, oo uu kala hadlay xoojinta amniga dalka, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, amniga doorashooyinka iyo dardargelinta…
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa ka hadashay dagaal xoogan oo laba maleeshiyo beeleed ku dhexmaray deegaanka Kabxanleey ee duleedka Magaalada Baladweyne. War-saxaafadeed uu soo…
Wararka ka imaanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in xalay hoobiyaal lagu weeraray saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari Weerarka hoobiyasha kadib ayaa ciidamada Puntland waxa…
Xoogaga Daalibaan ee haatan la wareegay dalka Afghanistan ayaa toogtay haweeney ka tirsaneyd booliskii hore ee ciidamada Afghanistan caasimadda gobolka Ghor. Haweeneydan oo magaceeda lagu sheegay Banu Negar, ayaa lagu…










