Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Saaxiibada Beesha Caalamka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada oo soo saaray war-murtiyeed ku aadan xaaladda Soomaaliya.
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay yeeshay kulan dhina isgaarsiinta ah oo looga hadlaayey xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya.…
War-Saxaafadeed Wadajir ah oo ku Saabsan Khilaafka u Dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha
Baydhabo, 17 Sebtembar 2021 – Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya ee…






