Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in uu baaqday kulankii golaha ammaanka oo maanta la filayay in uu qabsoomo. Inkastoo aan la caddeyn sababta baaqashada, hadana waxaa loo…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ee Magaalada baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Amb, Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi. Kulan ay…










