Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Khilaafka U Dhexeeya Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha
Wadamada iyo hay’adaha daneeya arrimaha dalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga soo saaray war saxaafadeed khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilledkiisu dhamaaday iyo Ra’iisul Wasaaraha xil gaarsiinta. War Saxaafadeedka…
Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii socda ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Xuseen…
Faransiiska ayaa sheegay inay dib ugu yeerayaan safiirradoodii Mareykanka iyo Australia si ay wadatashi ula yeeshaan, kadib markii ay heshiis amni gaareen dowladaha Maraykanka,Australia iyo weliba UK. Wasiirka arrimaha dibedda…
Midowga Yurub oo war kasoo saaray khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble
Midowga Yurub oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iney soo gabagabeeyaan khilaafka siyaasadeed ee ragaadiyay labada masuul maalmahii…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha…








