Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha dowladda Soomaaliya ee is-khilaafsan inay khilaafkooda ku xalliyaan wadahadal ayna mudnaanta koowaad siiyaan qabashada doorashooyinka qaran ee muddada dheer dib u…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Maamulka Magalada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ahha Gudoomiyaha gudiga Amniga Gobolka Shabellaha hoose ayaa Maanta kulan la qaatey Taliyaasha ugu sareeya Ciidanka Amisom ee ka howlgalla Gobolka Shabeellaha…
Madaxweyne Laftagareen oo faah faahiyay waxyaabihii uu kala hadlay Safiirka Itoobiya
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ayaa faah faahin guud ka bixiyay waxyaabihii aynka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Amb, Cabdifataax Sheekh…
Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo saaray Habraaca doorashada Aqalka sare ee Somaliland. Hoos ka akhriso War-qadda Habraaca…








