Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay Madaxweyne Farmaajo ayaa madaxtooyada Ku qaabilay 8 kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Gobalada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaasoo qeyb ka ah Ergada 46-da ah…
Category
WARARKA MAANTA
Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis), sida warbaahinta Universal oo uu ka mid ahaa howlwadeenadeeda ay boggeeda Facebook ku shaacisay. Marxuumka ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…









