Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in Ergooyinka dooranaya Xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ay Hoolka Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ku dhageystaan khudbadaha musharixiinta kuraasta Aqalka Sare…
Category
WARARKA MAANTA
DF OO SHEEGTAY IN AY GARAB TAAGANTAHAY SUUDAAN OO MURAN XOOGAN KALA DHEXEEYO ITOOBIYA
written by HAJI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan, uguna baaqay Jaamacadda Carabta inay oofiso ballanqaadkeeda taageero ee doorashooyinka Soomaaliya Wasiir Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka…
Dhageyso:-Dood ku saabsan Kor u qaadista ka qayb galka Barakacayaasha ee go’aan ka gaarista arimaha Cadaaladda.+Sawiro
written by Warsan Radio
Dooda oo aya waxa ka qeyb galey:- 1:Abuukar Cabdi Cabdulaahi (gudoomiyaha ururada bulshada rayidka kgs)2:Amino Maxamed Cabdi (Udoode xuquuqda Haweenka)3:Nuur Ibraahim Xaaji(Wacyigeliye Barakacayaasha ee arimaha Cadaaladda ahna gudoomiyaha kaamamka eeriyada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…







