Baydhabo-{WMN}-Doodaan maanta Idaacada ka baxdey ayaa waxaa ka qayb galay:-
1.Najax Maxamed Nuur oo ka mid ah ururka u dooda xaquuqda haweenka
2 Cabdiye aadan oo ka mid ah ururka u dooda xaquuqda haweenka
3.Muqtaar Jeele aqoonyahnada Baydhabo
4. Abwaan weerow oo ka mid ah Golaha Abwaanada koonfur galbeed
ka qeyb galayaasha dooda ayaa waxay ka doodeen su’aalooyinka la xiriira qoondada haweenka iyo sida loogu qareemi karo helida qoondada haweenka ay ku lee yihiin siyaasada dalka iyo doorashooyinka, ayadoona qaybta dambe dooda ay ka qayb qaateen dhagaystiyaasha fikarkooda ku aadan waxa ay ka qabaan dooda .
Hoos ka dhageyso dooda oo daahihinaayo wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)