Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay doorashada Shan kursi oo ka harsaneyd 11 kursi oo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga koowaad ee doorashadii…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Maamulkaas oo khamiis walba ka qabsooma Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland. Shirka ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi ayaa khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayay kulanka xildhibaannada, sida uu sheegay baarlamaanka dalkaasi. Clement Chiwaya, oo 50 sano…







