Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta Magaaladaas kasoo masaafuriyey ku dhawaad 700 oo qof oo ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Baay…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa u ambabaxay Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulkaas. Madaxweyne…
Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka ee Magaalada Guriceel qaarkood ayaa sheegay inay u istaaggeen difaacidda Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca. Macalimiintan oo hubka qaatay ayaa galabta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Guriceel, iyagoona sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaare…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIRKII HORE EE WASAARADDA WAXBARASHADA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad khadra Bashiir Cali oo ahayd…










