Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Saraakiisha ugu saraysa ciidamada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in howgalka lagu masaafurinayo dadka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, uu yahay howlgal lagu sugayo…
Hirshabeelle oo maanta Jowhar kusoo gabagabeeysay doorashada kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe lagu soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo ka harsaneyd sideeda kursi ee kuraasta Aqalka sare Senatarada ku matalaya Hirshabeelle Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey kala warqaadasho Xaalada Degmada, u diyaar garowga doorashooyinka Xildhibaannada Baarlamaanka iyo Dardargelinta dhisidda Maamulka Golaha Deegaanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay Munaasabadda caleemo-saarka Xukuumadda Cusub ee Itoobiya ayaa Shacabka, Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadda cusub ee Dowladda Itoobiya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis-ababa kulan doceed kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha dib loo doortay ee dalka Itoobiya Mudane Abby Ahmed Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaare…








